Maamulada Villa Farmaajo & JubaLand oo dagaal qarka u saaran.

Maamulada Villa Farmaajo & JubaLand oo dagaal qarka u saaran.

Jubaland ayaa wer-wer iyo walaac ka muujisay ciidamada uu taliska villa Farmaajo ku soo daabulayo gobolka Gedo. Taliskan ayaa hore u qaadacay doorashadii lagu doortay Madaxweynaha jubaland Mudane Axmed Madoobe.

Haddaba, qoraal dheer oo ka soo baxay kulankii galaha wasiirada jubaland ayaa lagu sheegay in Maamulka villa Farmaajo dagaal qaawan ku soo qaadeen isla markaana ay diyaar u yihiin iska caabin. 

Waxay kaloo qoraalka ku sheegeen inay heegan buuxda geliyeen ciidamadooda isla markaana wixii dhibaato ahe ka dhasha ay masuul ka noqondoonan maamulka villa Farmaajo.

admin

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *